Waziirka gaadiidka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya wareysi siiyey weryaheeyna Ali ilyees oo ku sugan magaalada baydhabo janaay ayaa sheegeey waziirka in furey xafiis si loodiwaan kaliyo dhamaan baabuurta ku sugan koonfur galbeed soomaaliya si loo ogaado nabad kaliyada, nidhaab iyo kala danbeen.
wuxuu ku cel-celiyey waziirka si loo ogaado gaadiidyada in ay muhiim u tahay bulsha weenta koonfur galbeed soomaaliya arinkaan ayaa dadweenaha u marineyaa warbaahinta iyo wixii lamid ah.
Sidoo kale si loo kontoroolo in ay wadaan decumentiyaal gaadiidka ka imanaayaan nagaalooyin kale ayaa arintaan muhiim u tahay amniga iyo kala danbeenta, waxaa kale tababar usameyneynaa dhalanyarada ku nool koonfur kalbeed soomaaliya si ay u helaan aqoon ku filan marka shaqada ku hoolanyihiin ayuu yiri waziirka anagoo u keeeni doono compter oo laga keeney qalabkaas dalka dibidiisa.
Uga danbeentii waziirka gadiidka Abdulaahi black ayaa wuxuu ka cudsadey in bulsha weenta dhaqan kaliyaan si loo suggo nabad kaliyada iyo amaaanka.
Weriye:- Ali ilyees
Magaalada baydhabo janaay.