Sida uu xaqiijiyay mid ka mid ah masuuliyiinka maamulka koonfurgalbeed soomaaliya ayaa xaqiijiyay in shabaab ay qarax wadada u dhigtey, qarxayna xili ay gudbeen.
Wasiirka hub ka dhigista maamulka koonfurgalbeed Xasan Eeley oo wareeysi ciidamada warsan ee magaalada baydhabo ayaa waxaa sidoo kale ka warbixiyay safarka waxaan uu ku saabsanaa.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga.