Madaxweynaha MaamuLka KMG ah ee Koonfur Galbeed Mudane ShariifXasan Sheekh Aaden ayaa
maanta la kulmay guddiga Isku dhafka Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed 00 shalay soo gaaray
magaalada Baydhabo, waxana ay ka wadaxaajoodeen qaabka ugu wanaagsan ee deegaanada
Maamulka KoonfurGalbeed looga hirgelin Iahaa Cildan qaran 00 isku dhafan.
MadaxweyneShariifXasan ayaa soodhaweeyeydadaalka gudiga, wuxuna xusayin ay kala
shaqaynayaan sidil looga miro dhatin lahaa wadatashiyada ku aadan dhismaha cildamadda ee laga
wado Koonfur Galbeed. Isagoona uga mahadceliyey guddiga Isku dhafka shaqada muhiimka ah ee ay
wad a an.
aWaxaan ka wadatashanay sidli loo heu lahaa ciidan summad qaran Ieh, maanta daLkeena ¡n badan 00
kamid ah waxaa ka taagan duruufo kala duwan oo suurtagal ahayn ¡n ciidan qaran laga sameeyo,
Iaakiin waxaan idlin sheegayaa ¡n Koonfur Galbeed ay diyaar u tahay dhismaha clidan qaran waana
tan manta halkan ¡sagu kaayo keentay” ayuu yin Madaxweyne ShaniifXasan.
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa
dhinaciisa yir:
UKulamo badan 00 aan horey u qabaneyna waxaan ku muujiney muhimadda ah in cildanka la isku
dhafo, waxaana maanta ma horfadhiya Madaxweynihii Koonfur Galbeed ¡yo Golihiisa Wasaaradda
waxaana dhammaanteen diyaar u nahay sidii howshan ay noogu qabsoomi lahayd. Waana filayaa in
si habsami leh hawshu u qabsoomi doonto waqti dhow.