Baydhabo–(WNN)–Munaasabadan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimey ayaa waxaa kasoo qayb galay Mas’uuliyiin dowlada koonfurgalbed ka tirsan oo ay kamid yihiin Wasiirka Beeraha ,Maxamed Xasan Fiqhi iyo Wasiirka xanaanada Xoolaha madoobe nuunow maxamned iyo waliba wazariiska kaluumaysiga – iyo marti sharaf kale oo badan.,