BAYDHABO–(WSR)–Reg ka tirsan al-shabaab oo ku eedaysanaa bam lagu tuuray guri uu deganaa waziir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo gudoomi kuxigeenkii hore gobalka baay ayaa maanta xukuno ka la duwan la gu xukumay magaalada baydhabo ee xaruunrta gobalka bay Dhageyso codka