BAYDHABO–(WSR)–xeer ilaaliyaha maxkamada-gobalka baay oo soo booqaday xafiiska war qabadka warbahinta Konfur Galbeed soomaaliya oo ugu war bixiyey qaabka ayaa u dhacaday isbadel masculiinta maxkamada xeer ilaaliyaha guud ee degmada baydhabo.
hoos ka dhageyso codka xeer ilaaliyaha gobalka baay.