Walawayn–WSR–waxaa maanta gudi cusub loo magacabay degmada walaween ee gobalka shabeelaha hoose Gudigaan ayuu wuxuu ku koobanyahay gudoomiyaha degmada walawayn ee waxaa loo magacaabay maxamed siidow cabdiraxmaan gudoomiya ku xigeenka amnigana waxaa loo magacaabay yuusuf cali buule gudoomi kuxigeenka maliyada waxaa loomagacabay abuukar buule ahmed gudoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada waxaa loo magacaabay cabdirasaaq xaji ahmed kuxigeenka qorsheenata waxaa loo magacaabay nuur ahmed guulow
hogay yahay dowlada hoose degmada walaween waxaa loo magacaabay cali xasan maamow agaasimaha canshuuraha waxaa loo magacaabya degamada walaween maxamed cabdi shakuur hogayaha samafalka degamada walaween waxaa loo magacaabya cali eenay rooble xisaabiyahay degamada walaween waxaa loo magacaabay cusmaacil roobla cali teliyaha dowlada hoose waxaa loo magacaabay ahmed macalim sacab
MOBILE KU DHAGEYSO