Taliyaha Ciidamada daraawiishta Maamulka Koonfur galbeed Genaraal C/hi Cali Axmed Waafow ayaa khudbad uu ka hor jeediyey wafdigii saraakiisha ahaa ee dhawaan gaaray Nambar 50 ayaa gudoonsiiyey eeda ay lahaayeen Kaaba Mooryaantii hore ee ay kusoo qaadeen qeybo ka mid ah Shabeelada hoose.