Maamulka Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin Ayaa Dhaliil Ku Aadan Tabinta Warar Arimaha Bani,aadanimada Ah Ku Dhaiiley Wariyaasha Gobolka Baay Gaar Ahaan Kuwa Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay
Gudoomiyaha Ayaa Sheegey In Loo Baahanyahay In Wariyaasha Gobolka Bay U Baahan Yihiim Tawabaro Badan Si Kor Loogu Qaado Aqoonta Xirfada Ay ku Shaqeystaan
DHAGEYSO WARBIXIN MOHAMED ADAM MOHAMED WADANI
By:Mohamed Adam Mohamed Wadani
Baidoa-somalia
MAMWadani@gmail.com