wareysi xasaasi ah aanu layeelanay xilabaanka Baarlamaanka Dowlada Fadaraalka Soomaaliya prof: maxamed dalxa Waxaa somaliya ka socoda waa adaladoro iyo dulmi waqti lahayn ayaa lugu hayaa dadaka masaakiinta soomaaliyeed dadka ku xisaabtamaayo degaano ay yaga laheen ay ku leeyihiin waa in degaan ahaan lagu doortaa higsaga 2016, dadka qaarna ay ku doodayaan 4.5 ayna ku qasabtay in ay degaankooda laga haysto ku waas waxaan leyahay hada ayaa gooska aqliga u soo baxay
HOOS KA DHAGEYSO CODKA DALXA