Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose iyo wararkaloo xiisabadan. waxaana idiin kala dhig dhigeysa warka caawawariye fartuun maxamed cabdi raxmaan,
1 comment
Can you please put as mobile, somehow we can not listen idaacada daily.
Thank you
Maxamed