Cabdiqadir abuker sheekh (daalib) oo ah gudoomiyaha golaha badbaadida koonfur galbeed soomaali oo wareysi siiyay warbaahinta koonfurgalbeed ayaa waxaan uu marka hore ka tacsiyadeeyay geeridii lama filaanka aheyd ee ku timid madaxweynihii ganaane state.
geediyada madaxweynhii oo aheyd mid lama filaan aheyd ayaa waxaa wax ka weydiiney cabdiqaadir iyo waxaa uu ka yaqaano madaxweynaha hoos ka dhegeyso wareysiga sida uu u dhacay