Goor dhawayd oo aanu qadka teleefoonka ku la tiigsanay Gudoomiye-Kuxigeenka-degmada-Waajid ayaaa noogu war bixiyey xalada amaanka degmada waajid iyo qaabka ay u marayaan furitaanka wadada u dhaxhayso baydhabo iyo waajid iyo barakayaal soogaaray degmada wajid ee gabolka bakool, Gugdoomiyaha oo hadalkiisa sii watay ayaa wuxuu sheegay inay joogaan ciiidan itoobiyaan ah oo aanu ka tirsanayn ciidanka midowga afrika amisom ,
HOOS KA DHAGEYSO CODKA