waxaa maanta lagu furay siminaar magalada baydhabo ee xaruunta madahtooyida dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaliya simanaarkaas ayaa waxaa ka soo qiibgalay Xaaji cali waa Waziiir ku xigeenka Wazaarada arimaha godaha Doolada dhexe iyo tan dolwlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya Cabdirax maan Sate waa Waziirka arimaha godaha mamulka koonfur galbeed soomaaliya holak hoose ka dhageyso wasaaradii ka hadashey munaasabada,
Cabdiraxmaan-Aadan-Ibraahim-Sate,
Xaaji-Cali-Wasiir-Kuxigeenka