Xaawo Cali Sokorwasiiro, saraakiisha ciidamada AMISOM, haweenay ka socotay dowlada Sweden, haween
fara badan, masuuliyiin ka socotay dowlada Soomaaliya, odayaal dhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee
bulshada.
Kooxda Arlaadi ee magaalada Baydhaba ayaa sidoo kale w, axa ay halkaas kusoo bandhigeen fan ku aadan
maalinta haweenka caalamka.
Dhanka kale waxaa halkaas qudbado ka jeediyay masuuliyiintii uu ugu horeeyay madaxweyne Shariif Xasan
Sheekh Aadan ayaga 00 hoosta ka xarilqay muhiimada ay maalintani u leedahay haweenka Soomaaliyeed
guud ahaan gaar ahaan haweenka Koonfur Galbeed.
Bitii