mid ka mid ah xildhibaanada oo wareeysi siiyey warhaeena oo ku sugun magaalada baydhabo janaay ayaa uga war bixiyey xaalada iminka ka taagan degmada waajid ayaa sheegey xildhibaanka in degmada ay ku jirto dhibaatooyin badan oo kamid macluul iskuwada jirto biyo laaan cunto xumo ayagoo cadowga degmada weejid in ay ku xareer yihiin cadowga umada soomaaliyeed Alshabaab.
xildhibaanka ayaa ka cudsadey kuwa daneey in ay u gar gaaraan ay u furantahay in wax u qabtaan sida ha,adaha iyo shaqsiyaadka jacel in umada wax u qabtaan xidhibaanka ayaa sidoo kale u sheegey qof walba in wax uqabto in ay soo dhaweeyaan si wax looga qabto sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegey in indhaha ay ku haayaan ka maamul koboleedka koonfur galbeed soomaaliya iyo dowlada dhaxe.
hoos ka dhageeyso xildhibaanka cudkiisa si wax badan aad uga ugaato xaalada iminka ka taagan.