baabuur u sheqaynaayey bishacas oo lagu afdoobtay inta u dhahayso afhayeeynka maamulak KMG. Ah jubba ee gabalka Gedo Nur Sayax Xare wareysi siyey radio warsan iyo warbaahin Koonfur Galbeed Soomaaliya gudoomiya ayuu waxa cadeyey inay afdoobten alshabab garigaasi u sheqaynaayey haayada bishacas ila hada waan ku jirnaa dabagal ayaan ku jirnaa sida adalka u dhigay ,
halkaan hoose dhageyso,,