AFGOOYE–WNN–arlaadii aid ayaa waxaa lagu xasuustaa inay ay markastaba ayaa garabtaagantahay arrimaha bulshada ee dadaka masaakiinta waxaba haysanin
ayaa maalamihii la soo dhaafay shaqo abuuris ay ku sameeyeen ururka arlaadii aid ayaa ku fuliisay gobalka
shabeelada Hoose ee
magaalada Afgooye, waa muqaalka oo dhameystiran marka oo logu qiibinaayey dad danyer ah gaari gacameed diyo
dadkaas oo ahaa dad noolashoda ku maarayo muruqooda waa dad iska danyar ah
HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA