Gudoomiyaha Buurhakaba Maxamed .ABDI Maxamed Nuur ayaa Maanta wareysi gaar ah siyey radio warsan magalada baydhabo gudoomiyaha cusub degmada buurhakaba aya sheegey i isbedel lagu samen doono degmadaas iyo dhamaan tooloyinka
Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Buurhakaba Maxamed Cabdi Maxameda yaa Ka Hadley Biyo La’aan Ka Tagaan Degmadaas, isagoona Baaq u direy Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Jaaliyaha Dibadda