Buurhakaba(WSR)Xogeyaha Nabed Galida Degmada Buurhakaba Ee Gobolka
Baay Cusmaan Kaarbiin Oo Kawarbixiyey Dagaalkii Maanta Kadhacay
Degaanka Buur Eyle oo hoos Yimadaa Degmada Buurhakaba Dagaalkaasi Oo
dhexeeyay Ciidamada dowladda Koonfur Galbeed Soomaaaliya oo kaashanaya
kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab Kaasi Oo Uu Gestey Dhimasho Iyo
Dhaawac Labada Dhinac Oo Dagaalka U Dhexeeyey.
In Mudo Ah Degaanka Buur Eyle Ayaa Waxaa Xukumi Jirey Urarka Al
Shabaab Maantana Ay Lawaregeen Ciidamada Gaarka Ah Ee kgs o kaashanaya
kuwa AMISOM.