Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa manta siwadajir ah Udhagaxdhigay Wado Muhiim u ah Marinka Gaadiidka Xamuulka qaada.
Midkamid ah wadooyinka mara magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo wadada sodonka oo bur bursaneyd ayaa haatan lagu bilaabay in did loodhiso ayadoo dhismaheeda ay iska kaashanayaa hay adaha DDG iyo DRC iyo maamulka Degmada Baydhabo.
Dhowr iyo labaatankiisano ee bur burku jiray oo dadkii degenaa hakaasi waxay guryahooda gudaha usoogaleen wadadaasi waxaana la islagartay in guryahaasi laburburyo kadib markii dadka deegaanka iyo maamulka isku afgarteen in laburburiyo guryaha shacidarada usoogakay wadada.
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin iyo Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdirashiid ayaa siwada jir ah udhaxdhigay Wasadaasi sodonka Maanta