Guddoomiye ku xigeenka Buurhakaba ee Gobolka Bay, Axmed sharqaan oo la hadlay Warbaahinta warbaahinta warrsan iyo koonfur galbeed soomaaliya magalada baydhabo ayaa sheegay in Ciidanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ay Weerar ku qaadeen Saldhig ay Al Shabaab ku leeyihiin nawaaxiga Deegaanka Buur Eyle.
Isagoo sii hadlaya Guddoomiye Axmed sharqaan waxuu tilmaamay on ay burburiyeen Saldhigaasi, islamarkaana ay la wareegeen Ciidamada Dowladda KGSoomaaliya , sida hadalka u yiri.
HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA