Waa Deeq Lacageed Oo Maanta Lagaarsiyey Dadkii Wax Kasoo Gaarey Qaraxyadii Dhawan Ka dhaceen Magalada Baydhabo Waa Deeq Lacageed Oo Maanta Lagaarsiyey Dadkii Wax Kasoo Gaarey Qaraxyadii Dhawan Ka dhaceen Magalada Baydhabo deeqdaadsi waxaa soo dhiibay naadiga looyaqaano arlaadi community bulasha ka qiib qadatay ayaa waxay kala joogaan dalka iyo dabadiisaba bukaankaan deeqada loo qiibiyeye ayaa tiradooda gaaraysa 30 tirada guud dhinaca kela ayaa soo dhoweeyey agaasimaha isbitaalka baydhabo.
Wadani News Online,
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {A