illah u nahriistee waxaa magaalada mogdisho ku geeriyooday Prf Ibrahim Muuse Heerow oo ka mid ahaan jirey aqoonyada koonfurgalbeed soomaaliyeed.
ibraahim muuse heerow waxaa kuu ahaan jirey in magac ku leh guud ahaan dalka gaar ahaan deegaanada koonfurta soomaaliya.
Si aan taariikhdiisa wax igu ogaano ayaa waxaa qadka telfoonka kula xariirney xildhibaan hore Axmed Abdi Cumar burile asigoo ku sugan magaalada mogdisho Mahiye Abdinuur ayaa la xariirey.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Taariikh Prf Ibrahim Muuse Heerow