Dhageyso”Wareysi:Taliye”kuxigeenka Ciidamada Booliska Gaarka Ah
Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Caracase”Amaanka Degmada
Berdaale Waa Mid Degen
Wefdi Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdirashiid Cabdulaahi
Maxamed {LFC} Oo Ay Ku Wehliyaan Wasiirka Caafimaadka Iyo Taliye
Kuxigeenka ciidamada Boolioska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya
Maxamed Isaaq Caracase Ayaa Waxaa Ay Gareen Degmada Berdaale Ee
Gobolka Baay.
Uljeedka Safarkaani Ayaa Waxaa Lagu Sheegey In Ay Tahay Ukoorgalida
Xaaladaha Degmadaasi Berdaale Iyo Degaanada Ay Hoos Tagaaan Degmadaasi
Gaar Ahaan Degaanadii Dhawaan Ciidamada Booliska Gaarka Ah Kgs Ay
Howlgalada Ay Kasameyeen.
Taliye”kuxigeenka Ciidamada Booliska Gaarka Ah Koonfur Galbeed
Somaliya Maxamed Isaaq Caracase Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Hada Degmada
Berdaale Ay Tahay Mid Degan Dhanka Iyo Amaanka Ciidamada Diyaar Ay U
Yahiin In Urarka Al Shabaab Ay Kasaraan Degaanada Ay Hoos Tagaan
Degmada Berdale Iyadooo Dhawaaan Dagaal Ay Lagaleen Urarka Al Shabaab
Waana Ay Lawaregeen Degaan Lagu Magacaabo Buulo Xaawo Qiyaastii
Degmada Berdaale Ay Ujirto 25KM
Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya
Waxaa Ay Kamid Tahay Degmooyinka Xiligaani Ugu Amaanka Wanaagsan
Iyadoo Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ay Wadaan Howlgalo Ka Dhan Ah
Urarka Al Shabaab Uu Ay Godoomiyeen Degaano Iyo Degmooyin Katirsan
Goboladaan Maamulka Koonfur Galbeed Somalia.