Maamulka Degaanka Rabdhuule Ee Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Uu
Kawarbixiyey Xaaladaha Guud Ee Degaankaasi
Gudoomiyaha Degaanka Rabdhuule Maxamed Qeer Salaad Da”uud Ayaa Waxaa
Uu Kahadley Amaanka Degaankaasi Asigoona Sheegey In Hada Amaanka
Degmada Uu Yahay Mid Degen Lisku Haleenkaro
Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Wadooyinka Degmada
Soo Galaa Dhamaantooda Hada Ay Furin yihiin Ganacsatada Degaanka
Rabdhuule Ee Gobolka Bakool Ay Ka Adeegan Karaan Degaanada Iyo
Degmooyinka Ku Soo Dhow Taasi Uu Oo Ku Micneeyey In Amaanka Degaanka
Uu Yahay Mid Amaan Ah Degaankaasi Ayaa Waxaa Ka Howlgalaa Ciidamada
Dowlada Faderaanka Somaliya
Dhanka Kale Gudoomiyaha Degaanka Rabdhuule Maxamed Qeer Salaad Da”uud
Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dhanka Iyo Arimaha Bulshada Waxaana Uu Sheegey
In Xarumaha Waxbarashada Iyo Dhanka Caafimaadka Degaanka Rabdhuule Ay
yihiin Mid Dhamaantoodaba Ay Shaqeynayaan Dhanka Kale Gudoomiyaha
Degaanka Rabdhuule Maxamed Qeer Salaad Da”uud Ayaa Arimahaasi Oo Dhan
Waxkaweydisey Warbaahinta KGS,
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}