Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ee Xarun Goboleedka Baay Ahna Duqa Maxamed Baydhabo Cabdulaahi Cali Maxamed {Watiin} Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Shacabka Ku Nool Magalada Looga Baahan Yahay In Ay Sameyaan Is Dhaxgal Bulsho Si Loo Ugaado Dhibaatooyinka Ay Kajiraa Xaafadaha Ku Yaala Magalada Baydhabo.
Gudoomiyahay Ayaa Waxaa Uu Sheegey Hadii Bulshada Ay Sameeyso Is Dhaxgal In Lahelikaro Nabada”Kala Dambeen”Cadaalad”Iyo Hormar Gaarta Magaalada Gudoomiyaha Asigoo Hadalkiisa Sii Wadta Ayaa Waxaa Uu Sheegey Magaalo Kasta Oo Ay Gaarto Hormar Waxaa Gaarsiyaa Shacabkeeda.
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Maxamed {Watiin} Ayaa Hadalkaani Waxaa Uu Ku Sheegey Xili Uu Kaqeyb Galey Kulan Loogu Hadlaayey Tira Koobka Magalada Baydhabo.
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}