Baydhabo–WNN–Gudoomiyaha Maxdamada Sare Ee Dowlada Koonfur Galbeed Somaliya Axmed C/laahi Xuseen Fanax golaha ayaa u waramay warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya adeega garsoorka maamulka KGS inta la dhisay howla badan ayuu qabtay sida hadalka u dhigay Gudoomiyaha Maxdamada Sare waxaa maanta soo gabogaboobay guud ahaan dhismihii golaha adeega garsoorka sare koonfur galbeed soomaaliya sidaas darteeda ayaan waxaan rabnaa inaanu ku dhawaaqno in hada wixii ka dabaya si toos ah u howlgalayaan,
CODKA HOOSE KA DHAGEYSO
RIIX SI AAD U AKHRISATO QIIBTQ 1
RIIX SI AAD U AKHRISATO QIIBTQ 2
RIIX SI AAD U AKHRISATO QIIBTQ 3
Warsan Radio Baydhabo Wariye Siid cali {ateera}