Asalamu caleykum dhaman musliminta meel walbo aay jogan ramadan kariim ayaan idinleenahay hadaanunahay warbahinta warsan radio iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya marka xigta manta waxan halkan uga hadli doonnaa xalad cafimad daro ka jirto qeeb kamid ah gobolka bakool gaar ahan deganka burdhuxunle laga xukumo degamada wajid mudo hada laga so bilawo 2009 ilaa iyo manta umada soomaaliyed degankas ku nool ma hestan wax isbitalo ah oo cafimadkoda ku ogaan karan mudoyinki danbana xalada aad uga adkaneysey marki hore qofki dumar ah oo uur laha hadi ay dhali rabto xitaa loo qadi jirey degmada wajid oo u jirto 30km mar marka qarna hadii la wayo gawari ado dumarka qaar u dhiman jiren cafimad daro degankas wuxu lahaa xarun cafimad balse markey AL shabab qabsatey xarunti cafimad waxay ka dhigen meel bakhaar ah oo ay ku xarestan zakadi dadka kasoo aruriyan sida masgada iyo wixi lamid ah kadib sanadku marku ahaa 2014 bishi sedaxad marki AL shabab laga sarey meshas xarunti cafimad aay ayaga sidas u ahed hadana gebi ahanba dab qabadsiyen gubeen ilaa iyo mantana wali dib loma bilawin xaruntas shaqadedi sanadki lasoo dhafey xanunka dhikarka loo yaqano keli ah waxaa u geriyotey inkabadan 36qof odiyal u badan degankasna waxaa keli ah caawin jirey hal dhaxtar kasi oo gurigisa AL shabab kala baxen bishi afarad sanadkan oo na dilen hadana aysan heysanin xarun cafimad iyo dakhtar ba marka anagoo ka soo xiganayno dadaka deegaankaasi codsigooda waxan ka codsan lahaa umada somaliyed meel walbo jogan gaar ahan dowlda koonfur galbeed soomaliya inay gar gaar cafimad la gaarto degankas sida ay codsanaayaan shacabka degaankaasi hadaba hadey jirto cid cawinayso fadlana gaarsi edegada