Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Somaliy Ugees Xasan Cabdi Maxamed Xili Uu Weysi Gaar Ah Uu Sinaaye Radio Risaala iyo wadaninews24 Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Guud Ee Goboladaan Koonfur Galbeed Iyo Deganadii Dhawaan Ciidamada Amisoon Ay Kabaxeen Oo Uu Kusheegey In Arimahaasi Ay Wax Ka Ogeed Mamulka Kg soomaaliya Uljeednada Ay Aheen Sidii Degaanada Iyo Degmooyinka KG soomaaliya Ay Ku Hanan Lahayeen Ciidamada Dowlada FS Iyo Kuwa KG Soomaaliya
Dhanka Kale Wasiirka Ayaa Waxaa Uu Sheegey Degaanada Hada Gacan Tooda Ku Harey Urarka Al Shabaab In Ay Kasoo Saarin Donaan Ciidanka Dowlada Kg Kuwa Fs Dhawaana Ay Bilaawan Donaan Sidii Al Shabaab Looga Saari Lahaan Deganada Fara Kutiriska ah Oo Ay Hada GacantoodaAy Kujirto,