Baydhabo(WRB)
Shacabka Ku Nool Goboldaan Koonfur Galbeed Somaliya Ayaa Waxaa Ay Kahadleen Guul Daradii Shaley Ay Lakulantey Kooxdii Kasocotey Koonfur Galbeed Oo Laga Badiyey Xili Ay Ciraay Dhaxmartey Labada maamul Oo Kala Ah Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Iyadoo Ay Shegeen In Ay Qalad Tahay In Malintii Ugu Horeysey Tartanka Loo Qabtey Maamulda Kajira Dalka Somaliya In Lagu Furo KG Iyo Maamulka Banaadir Madaama Marki Hore Lasheegey In Lagu Dahfuri Doono Maamulka Pundland Iyo Banaadir Hanada Taasi Ay San Dhicin Oo Kooxda Ka Socotey Kg Oo Diyaar U Aheen Ciyaarta In Lagu Dahfuro.
Shacabkaani Ayaa Waxa Ay arintaani Kaga Hadleen Xili Ay Ka Qeyb Galeen Barnaamijka Waasan Iyo Warsan Ee Kabaxa Idaacada Warsan Radio Iyagoo Kala Jogaan Degaanada Iyo Degmooyinka Katirsan Mamulka Koonfur Galbeed Somaliya.
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)