WRB:Maamulka Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Uu Fafahin Kabixiyey Xaalado Daran Oo Ay Kajiraan Degmadaasi Dhanka Iyo Nolasha Ah Madaama Degmadaasi Ay U Godoonsan Tahay Uararka Al Shabaab In Mudo Ayna Adkaatey In Malagadaasi Ay Garaan Raashiin Iyo Daawo.
Maxamed Ibraahim Nuur Waa Gudoomihaya Degmada Diinsoor Waxaa Uu Si Aad Ah Uga Hadley Dhibaatooyinka Xiligaani Ay Ka Jiraan Halkaasi Waxaana Uu sheegey In Ay Adag tahay Sidii Wax Lagu Gaarsiin Lahaa dadka Ku Dhibaateysan Degmada Diinsoor Iyo tuulooyinka Kale Ee Katirsan Isi Sucodka Wadooyinkaasi Ay Yihiin Kuwo Xayiraad Saarey Urarka AL Shabaab.
Degmada Diinsoor Ayaa Waxaa Ku Sugasn Ciidamo Ay Iskugu Jiraan Ciidamada Booliska KG Iyo Ciidamada Itoobiya Hadana Majiraan Wax Ay Kaqabteen Dhibaata Kataagan Degmada Diinsoor.