ukaash sugo waa qaoonyahan waana siyaasi in mudo ah kasoo shaqeeyey koonfur galbeed soomaaliya maanta wuxuu rabaa inuu noo tiriyo gabay af maay ah maadaama horey uu u tiriyey gabayo af maxaatiri ah waxaana wareysigiiga iyo gabaygiisa maay ah ahba layeeshay wadaninews24.com dhagaysi wanaagsan