Dagaalkaan Ayaa Waxaa Uu Dhaxmarey Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Kuwa Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Oo Isku Dhinac Ah Iyo Uararka Shabaab Waxaana Uu Kadhacey Toolo Ay Hoos Tagto Degaanka Goofgaduud Shabeelow Oo Katirsan Gobolka Baay.
Dagaalkaan Ayaa Waxaa Uu Kadhacay Tuulada Lagu Magacaabo Manaas Waxaana Dhawaantaan Laga Saarey Urarka Al Shabaab Dagaalkaan Ayaa yimid Kadib Markii Dowlada Iyo Ciidamada KG Howlgalo Ay Kasameyeen Tuuladaasi.
Gudoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shabeelow Ee Gobolka Baay Xuseen Wardheere Ayaa dagaalkaasi Gasaaraha Uu Geestey Ayaan Wax Kaweydiyey.
Dhanka Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Sii Wadi Donaan Holgaladaan Kadhanka Ah urarka Al Shabaab Oo Ay Ka Socdaal Degaanka Goofgaduud Iyo Tuulooyinka Hoos Yimadaa.
Goofgaduud Waxaa Ay Degmada Baydhabo Ay Ujirtaa 30 Km Degaankaasi Ayaa Ah Meel Ay Inta Badan Urarka Al Shabaab Ay Ku Soqadaan Weeraro Culis Marka Qaarna Waxaa Ay Dhacdaan In Degaankaasi Ay Lawaregaan Urarka Al Shabaab
W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)