Home WARARKA MAANTA Dhageyso:-Shir maanta Beydhabo lagu soo gaba gabeeyay Shirkii looga hadlayay tayeynta Dowladaha Hoose ee maamul goboleedyada dalka oo magaalada Beydhabo ka socday ayaa maanta la soo gaba gabeeyay.