Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Oo Marti Noogu ah studiyeheena aanu ku leenahay dalka Noorweyn ee idacada warsanradio iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya alfanaan Cabdiqaadir Roobow oo ku sugan magaala madaxda soomaaliya mudisho,
Hadaba Halbadani Haani Ma Buuxise ila Dhageyso Wareysiga Alfanaan Cabdiqaadir Roobow