Waxa beryahanba dalka ka taagnaa sicir barar kolba kolka ka dambeysa sii kordhayey. Waana mid aynu wax la wadaagno adduunka,
wax badanina ay inaga inagu khaas tahay. Waa mid lagaga bixi karo xanuunkiisa inta badan iskaashi Shacabka reer koonfur galbeed soomaaliya iyo maamulkeedaba sicir barar waxaa keeno is ku xiranaasha lacaanta isla sheqaynalaanta waxaan is ku haysanaa qolo qolo taasi oo horseeddi karto sicir barar baahasan Tusale degaanka diinsoor waxaa ka jirto sicir barar sabab u tahay amaandarada saamaysay wadooyinka iyo tacabashada khayraadkaba,
gudoomiyaha ayuu wuxuu noosheegay in ay degaanka hada amaan ka jirto lkn sicir barar ku soobadanayoso runtii degaankaasi oo markasta laga soo sheegayaa sicir barar waa degaan dhul ahaan bar waaqo ah lkn dadaka ka soojeeda oo ah reer koonfur galbeed soomaaliya ayaa hurdo. marka anuguu hadanu nahay reer koonfur galbeed soomaaliya gaar ahan anigoo ku hadlaayo afka warbaahinta koonfurgalbeed waa inaan hurdada ka kacanaa oo aan iska dhaafnaa reer hibal iyo qolo qolo,
codka gudoomiya diinsoor hoos ka dhageyso.