wareeysi aqoonyahaniinta konfur galbeed soomaaliya oo markii ogo horeeysay kahadlay
dagaalada kasocda nawaaxiga baydhabo gaar ahaan agagaarka deynonaay oo
lagasoo sheegaayay baryahaan dhimashu iyo dhaawac iyo barakac ayaa
maanta waxaa kahadlay aqoonyahanada reer baydhabo oo siwadajirah
ogahadlay.