Taliye-Kuxigeenka Ciidamada booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Isaaq Caracase ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ciidamada Booliska Kusugan Magalooyinka Qaar Ee Katirsan KG In Loo Qaadi Doono Furumooyinka Ay Kajogaan Magaalooyinka Si Ay U Sugaan Amaanka Degmooyinka Oo Mararka Qaar Fariismooyinka Ciidanka Booliska Oo Weeraro Ay Ku Soo Qadaan Urarka Al Shababa,
Taliyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ciidanka Loogu Baahan Yahay In Ay Kaqeybqataan Sugitaanka Amaanka Degmooyinka KGS Ayna Ladagalamaan Ururka Al Shabaab Si Degmooyinka Ay Gudomiyey Al Shabaab Wax Ay Ugaarsiyaan Shacabka Halkaasi Ku Gudoonsan.
Dhanka Kale Talihaya Ayaa Waxaa Uu Sheegey Qofkata Oo Katirsan Ciidanka Booliska KG In Ay Waajib Kutahay Kaqeyb Qaadishada Dagaalka Ay Kula Jiraan Urarka Al Shabaab Waxaana Uu Sheegey In Talaabo Sharci Ah Lagu Qaadi Doono Qofkii Lagu Arko Isagoo Ku Dhax Dhuumaleysanaayo Magalada Dhaxdeeda.
Hadalkaan Ayaa Waxaa Uu Imaneyaa Xili Dhawaan Uu Madaxeynaha KGS Uu Amar Ku Bixiyey In Ciidamada Dowlada Faderaalka Somaliya Kuwa Maamulka KG Iyo Ciidamada Midowga Afrika Ee Amisoon In Ay Qadaan Howlgalo Dhanka Ah Urarka Al Shabaab
W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)Xafiiska Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay