wareysi aanu la yeelanay Taliye ciidanka Koonfur Galbeed Soomaaliya , caracase taliyaha ciidanka booliska konfur galbeed soomaaliya ayaa ka wareysanay xalada degaanada koonfur galbeed soomaaliya iyo furistaanka wadooyinka wuxuu noo sheegay in si dhaqsi ah ayaa furayaan