Baydhabo(WRB)Wasiirka Hubkadhaigista Dhaqancelinta Towbarada Iyo Maleeshyaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Xasan Xuseen Maxamed Eley Ayaa Waxaa Uu Kahadley Howlgaladii Ugu Dembeesey Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Ay Kafuliyeen Degaamada iyo degmooyinka Katirsan Goboladaan Koonfurta.
Wasiirka Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Howlgaladii Ugu Dembesey Ciidamada Ay Lawaregeen Degaano Horey U Maamuli Jireen Urarka Al Shabaab Waxaan Uu Sheegey In Wali Ciidamadu Howlahaasi Ay Wadaan Qurshuhoodana uu Yahay In Degaanada Kale Ee Harsan Ay Kala Waregaan Al Shabaab.
Wasiirka Hubkadhaigista Dhaqancelinta Towbarada Iyo Maleeshyaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Xasan Xuseen Maxamed Eley Waxaa Uu Sheegey In Dhawaan Aysan Jiri Doonini Degaano Iyo degmooyin Katirsan Goonfur galbeed In Aysan Ugu Jirin Urarka Al Shabaab Ay Lawareegi Donaan Ciidamada Xooga Dalka Somaliya iyo Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed Somaliya.