Baydhabo(WRB)Saktarka Sedexaad Ciidamada Midowga Africa Ee Amisoon Baay Bakool iyo gedo Ayaa Dhawaan WaxaaUu Kahadley Howlgalada Ay Kasocdaan Degmooyinka Baay iyo Bakool Howlgaladaasi Oo Si Wada Jir Ah Ay Uwadaan Ciidamada Xaaga Dalka Somaliya Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Iyo Ciidamada Itoobiya Oo Qeybka Ah Amisoon.
Taliye-kuxigeenka Saktarka Sedexaad Ee Ciidamada Midowga Afrika Ee Amison Baay Bakool Iyo Gedo Kornel Asirti Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Gobolada Baay iyo Bakool Waxaa Uu Sheegey Wadooyinkii Qaar Ee Horey U Fadhiyey Urarka Al Shabaab Dhibaato Kala Duwana Ay Ku Hayeen Shacabka Ku Nool Goboladaasi In Ay Ku Kuleesteen Ciidamada howlgala Kawada Degmooyinkaasi Kasaarida Urarka Al Shabaab.
Sidoo Kale Waxaa Uu Sheegey Walina In Ay Jiraan Kuwo kale Oo Ku dhax dhumalesta Deganadaasi Mardhowna Laga Saari Doono.
“Ciidamada Koonfur Galbeed Qeyb Libaax Leh Ayey Kaqateen Howlgaladaan Ay Socdaan Tusaal Ahaan Rashiinkii Laga Qaadey Magalada Baydhabo Waxaa Lageeyey Qansaxdheere Halkaasi Ayaa Laga Siiqaadey Waxaa Lageeyey Berdaale Hadana Baydhabo Ayaa Laga Qaadey Waxaa Lagu Guuleystey In Lageeyo Degmada Waajid Intii Ay Ku socdeen Wadada Oo Ay Bareyeen Hoodka Wax Dhib Ah Kama Soogaarin Wax Dhintey Iyo Wax Dhaawac Sogaarey Majiraan Marka Niyadeyda Waxaa Ay Jeceshahay In Ladhiira Galiyo Waana Laxoojiyo
Ciidamada Dhigooda U Hurey Shacabka Somaliyeed Waxaa Loo baahan Yahay In Lasiyo Minshaarkooda shirkii Aan Ku Soo Qaadaney Magalada Muqdisho Waxaan Ku Aaminey Sidii Xaqooda Ay Ku Heli Lahayeen Ciidamada Amisoona Waxaa Ay Ka Go”antahay In Ay Xojiyaan Ciidamada Koonfur Galbeed”
W/Q/Wariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)