Xilaibaan maxamed Xuseen Isaaq Afaraale ayaa sheegay in ay ka xunyihiin kabixitaanka ciidamada ithobiya ee degmada Tiyeegloow waxaana uu sheegay in ay u soo tabaabushay san doonaa ayna dib u qabsan doonaan
DHAGEYSO:- XILBAAAN AFARAALE OO WAX LAGA XUMAADA KU TILMAAMAY KA BIXITAABKA CIIDAMADA ITOBIYA DEGMADA TIYEGLOOW
Dhagayso:- Waraysiga Xiliban Afaraale