Home WARARKA MAANTA Dhageeyso markii ugu horaysay taariikhda xaflad noocan oo kale ay ka dhacdo gudaha magaalada Baydhabo tan iyo taxanaha sooyaalka taariikheed ee dowladnimada Soomaaliya ay bilaabatay qarnigii labaatanaad oo ku began sanadkii 1960kii xiligaasoo soomaalida ay ka qadatay xoriyadeeda dowladihii gumaysiga reer yurub ee ingiriiska iyo talyaaniga. 6-11-2016