Home WARARKA MAANTA Dhageeyso Maalintii labaad xarunta madfaxtooyada ee magaalada baydhabo waxaa ka dhacay tartanka doorashada aqalka hoose ilaa ku dhowad 10 kursi oo xildhibaan cusub ah,ergooyinka ayaa qoloba meel wax ku dooranayay.