Dhageeyso Maalintii labaad xarunta madfaxtooyada ee magaalada baydhabo waxaa ka dhacay tartanka doorashada aqalka hoose ilaa ku dhowad 10 kursi oo xildhibaan cusub ah,ergooyinka ayaa qoloba meel wax ku dooranayay. was last modified: November 9th, 2016 by Warsan Radio
Dhageeyso Maalintii labaad xarunta madfaxtooyada ee magaalada baydhabo waxaa ka dhacay tartanka doorashada aqalka hoose ilaa ku dhowad 10 kursi oo xildhibaan cusub ah,ergooyinka ayaa qoloba meel wax ku dooranayay.
Marka la fiiri xubnaha kuraasta shaley iyo manta ku guuleystey inta badan waxaa ay yihiin xildhibaanadii hore oo soo laabanaya,haweenka ayaa si kalsooni leh kuraasta aqalka hoose tartanka uga qeyb qadanaya oo ay kuraasta ku guulesteen ilaa dhowr haween ah. C/asiis xasan maxamed,raabaco sheikh nuunow,Yacquub cali maxamed,cali cabdi cusmaan,samra ibraahin cumar waxay ahaayeen xubnaha xildhibaanada cusub ka mid noqdey ee dowlada la dhisayo.