Home WARARKA MAANTA Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Galmudug ayaa goor dhow si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Cadaado, iyadoo labo kursi maanta loo tartamayo.