{WARSANRADIO} M/weynaha dowlada koonfur galbeed shariif xasan sheikh oo ay wehelinayeen gudoomiyaha barlamaanka cqaadir shariif sheekhuna,wasiirka arimaha gudaha iyo xubno kale ayaa manta waxaay dhagax dhigen laba goobood oo ay ku shaqayn doonaan wasaarada maaliyada iyo mid madaxtooyada loogu shaqayn doono.
Wasiirka arimaha gudaha ee koonfur galbeed craxmaan aadan sate ayaa ugu horeyntii hadal ka jeediyey gobaha dhagax dhiga uu ku sameyey madaxweynaha koonfur galbeed shariif xasan sheikh aada.
Madaxweynaha koonfur galbeed ayaa sheegay in labadan xarumood ay noqon doonaan goobaha loogu adeego bulshada koonfur galbeed,iya doona horey madaxweynaha u dhagax dhigey wasraadao kale .