{WARSANRADIO} DHAGEEYO:-DORASHADII MAATA OO AY MAANTA LADOORANAAYAY HALKURSI BEESHA GAADSAN
Waxaa maanta cod aqlabiyad ah lagu doortay pr: c/raxmaan xaaji aadan ibi oo ka soo jeeda beesha tagaalen gaadsar.
Kursiga barafasorka waxaa kula tartamay 3musharax mid kamid meesha doorashada ma soo xaadirin halka jaamac taqal uu ka tanaasulay tartankii uu ugu jirey kursiga aqlka hoose ee baarlamaanka.
Waa kan jaamac taqal oo jeedinaya tanaasulaadiisa.
Pr :c/raxmaan xaaji iibi waxaa uu heley dhamaan cododkii ergadii soo xaadirtay madas
hii doorashada kadib sidaasi waxaa uu ku noqday mudaha afarta sano ee soosaocta u matali doona beesha tagaaleen gaasar aqalka hoose baarlamaanka faderaalka soomaali.
Pr c/rahmaan iibi waxaa hore u soo noqday wasiir iyo xildhibaan dowladii kala duwanaa ee soomarey dalka.