{WARSANRADIO} DHAGEEYSO:-DORASHADA MAANTA BEELAHA ISDOORATAY
waa Jilible Jiida Wacdaan Bagadi Irda jilible waa laba xil dhibaan
Doorashadan manta ka dhacaday magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka bay waxaana manta hoolka doorashada kg lagu dooranayey kuraasata beelaha Erdho, Jiido,Wacdaan,tuni iyo jilible. waxaa kursigii beesha jilible ku tartamey isgoowe deerow Isaaq, Maxamed Sheehkh Cabdulaahih, Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale.
Waxaa isku kursi ku tartamay Usgoowe Deeroow Isaaq iyo Maxamed Sheekh Cabdulaahi
Waxaa tartankii 26 cod ku qaaday Xildhibaan hore Usgoowe Deeroow Isaaq
Cod gudiga iyo usgoowe
xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo helay 34 cod.
Kursiga beesha Jiido waxaa ku guulaystay saalim caliyoow Ibroow oo ku guulaystay dhammaan codadkii ergada oo ahaa 51 cod.
Kursiga Beesha Wacdaan waxaa ku guulaystay xildhibaan hore Axmed Cumar Isloow oo ku soo baxay 40 cod.
Kursiga beesha Erdho waxaa ku soo baxay Cali Sheekh Maxamed Aadan 49 cod.